Majalada France Football Oo Shaacisay 10-ka Xiddig Ee Ugu Horeeya Abaalmarinta Ballon d’Or-ka

Waxa saacado ka dhimantahay xaflada Ballon D’or-ka 2025 oo lagu qaban doono dalka France.

Majalada France Football ayaa bilowday shaacinta Liiska 30-ka xiddig ee u tartamaya abaalmarinta.

Hada waxa la shaaciyay Xiddigo dhawr ah Iyo waliba boosaska ay ka galeen tartanka abaalmarinta.

Xiddigaha Van Dijk, Rice, Olise, Bellingham ayaa ka mid ah xiddigaha ilaa hatan la shaciyay halka ay ka galeen abaalmarinta.

30-Michael Olise (Bayern Munich)

29-Florian Wirtz (Liverpool)

28-Virgil Van Dijk (Liverpool)

27-Declan Rice (Arsenal)

26-Erling Haaland (Man City)

25-Denzel Dumfries (Inter Milan)

24-Fabián Ruiz (PSG)

23-Jude Bellingham (Real Madrid)

22-Alexis Mac Allister (Liverpool)

21-Serhou Guirassy (Dortmund)

20-Lautaro Martinez (Inter Milan)

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga