Daawo: Arsenal Oo Laga Dhaliyay Gool Wareer Ah.

Xiddiga kooxda Tottenham  ee Pape Matar Sarr ayaa gool wareer ah ka dhaliyay kooxda Arsenal kulan saaxiibtinimo oo dhexmaray Labada kooxood.

Arsenal iyo Tottenham ayaa ku kulmay magaalada Hong-Kong  kulan ay labada kooxood isugu diyaarinayaan xilli ciyaareedka cusub.

Xiddiga Pape Matar Sarr ayaa gool ka dhaliyay kubad uu ka laaday bartmaha garoonka isaga oo ka faa’iidaystay khalad uu sameeyay Goolhayaha Arsenal.

Halkan Ka Daawo goolka:

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga