
Kooxda Liverpool ayaa shaacisay Lambarka Uu xiddiga Florian Wirtz u xidhan doono kooxda xilli ciyaareedka cusub.
Liverpool ayaa xiddiga Florian Wirtz kala soo wareegtay kooxda Leverkusen si ay ugu xoojiso kooxda.
Xiddiga reer Germany ayaa Reds ugu biiray heshiis 5 sano ah oo uu ku joogayo kooxda Liverpool.
Haatan kooxda Liverpool ayaa shaacisay Lambarka uu xiddigu u xidhan doono kooxda xilli ciyaareedka cusub.
Reds ayaa xaqiijisay in uu xiddigooda cusub ee Florian Wirtz kooxda u xidhan doono Lambarka No.27.
Be the first to comment