
Noni Madueke ayaa u muuqda in uu noqon doono saxiixii ugu dambeeyay ee Arsenal xilli mashquul badan uu ku bilowday ilaa July suuqa kala iibsiga.
Kooxda Arsenal ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay macmiil ka dhigatay Chelsea iyada oo kala soo wareegtay xiddigo dhawr ah.
Xiddiga Madueke ayaa noqonaya xiddigii ugu dambeeyay ee Chelsea ah ee ku biira kooxda Arsenal sanadihii ugu dambeeyay.
Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa xiddigaha Chelsea ee ku biiray Arsenal sanadihii ugu dambeeyay.
Willian
Jorginho
Kai Havertz
Raheem Sterling
Kepa Arrizabalaga
Noni Madueke
Be the first to comment