Saxiixyada Ay Man United ilaa Haatan Samaysay Suuqa Xagaaga.

Kooxda Man United ayaa ah koox uGu dhaq-dhaqaaqa yar suuqa kala iibsiga kooxaha waaweyn ee premier League.

Man United ayaa ku dhibaatoonaysa in ay dhamaystirto saxiixyada xilli ay kooxaha la midka ah si fiican u xoojiyeen kooxda.

Kooxda Ruben Amorim ayaa ilaa haatan dhamaystirtay 3 saxiix oo kooxdeeda ah xilli ay wali suuqa ugu jirto saxiixyo kale.

Xiddiga Matheus Cunha ayaa ah saxiixa ugu weyn uguna caansan ee ay Man United ilaa haatan dhamaystirtay suuqa xagaaga.

Halkan Kaga Bogo Liiska saxiixyada Man United ilaa haatan:

Matheus Cunha

Enzo Kana-Biyik

Diego Leon

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga