
Suuqa kala iibsiga xagaaga ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo kooxo badan ku tartamayaan sidii ay u xoojin lahaayeen Kooxohooda ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka cusub.
Kooxda Liverpool ayaa bilowgii suuqa wacdaro dhigtay iyaga oo sameeyay saxiixyo deg-deg ah.
Hadaba waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa saxiixyada ay Liverpool ilaa haatan samaysay suuqa xagaaga.
- Jeremie Frimpong
- Milos Kerkez
- Armin Pecsi
- Florian Wirtz
- Freddie Woodman
Be the first to comment