
Kooxda Arsenal ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga garabka uga ciyaara kooxda Chelsea ee Noni Madueke.
saxafiga Fabrizio Romano ayaa xaqiijiyay in ay Arsenal iyo Chelsea si buuxda uga heshiiyeen saxiixa Noni Madueke.
Arsenal ayaa Madueke ka bixinaysa lacag dhan 53 milyan oo Euro.
Sidoo kalw xiddiga Madueke aya Ogolaaday in uu heshiis 5 Sano ah u saxiixo kooxda Arsenal.
Be the first to comment