Viktor Gyökeres Oo Qaaday Tallaabo Ka Caawinaysa In Uu Ku Biiro Arsenal, Muxuu Sameeyay?

Xiddiga kooxda Sporting Lisbon ee Viktor Gyökeres ayaa qaaday Tallaabo ka caawinaysa in uu ku biro Arsenal suuqa xagaagan.

Arsenal ayaa dar-dar galisay baacsiga ay ugu jirto saxiixa xiddiga kooxda Sporting Lisbon ee Viktor Gyökeres si ay u hesho saxiixiisa.

Kooxda Sporting Lisbon ayaa dalbanaysa lacag ka badan midka ay Arsenal diyaarka la tahay si ay u fasaxdo xiddiga reer Sweden.

Sidaas darted xiddiga Viktor Gyökeres ayaa ka tanaasulay 2 milyan oo mushaharkiisa ah si uu ugu biiro kooxda Arsenal suuqa xagaaga.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga