Jadwalka Arsenal Ee Premier League Xilli Ciyaareedka 2025/2026 Oo Dhamaystiran

Gunners ayaa raadineysa horyaalkii ugu horreeyay ee Premier League tan iyo 2004tii, halka aysan wax koob weyn ah nooc kastaba ha ahaatee tan iyo 2020.

Arsenal ayaa aad ugu dhawaatay in ay ku guulaysato horyaalka Premier league dhawrkii sano ee la soo dhaafay iyaga oo ku dhamaystay kaalinta 2-aad saddex xilli ciyaareed oo xidhiidh ah.

Kooxda Mikel Arteta waxa ay rajaynaysaa in ay hal talaabo hore u sii qaado 2025-26.

Gunners ayaa bilaabi doonta raadinta horyaalkii ugu horreeyay muddo 22 sano ah iyagoo u safri doona Old Trafford si ay ula kulmaan Manchester United usbuuca furitaanka xilli ciyaareedka.

iyadoo kulankooda ugu horreeya ee gurigooda uu toddobaad kaddib la ciyaarayo kooxda dhowaan soo dalacday ee Leeds.

Si kasta ha ahaatee kooxda Arteta ayaa kulamo adag ciyaari doona kuwa xiga iyaga oo la ciyaari doona Liverpool Iyo Newcastle 6-da kulan ee ugu horeeya.

Kulanka ugu horeeya ee North London derby ee xilli ciyaareedka ayaa dhici doona dhamaadka bisha November, iyadoo Tottenham uu hogaaminayo tababaraha cusub Thomas Frank.

AUGUST

Date Kick-off time (UK) Fixture
17/08/2025 16:30 Man Utd v Arsenal
23/08/2025 15:00 Arsenal v Leeds
30/08/2025 15:00 Liverpool v Arsenal

 

SEPTEMBER

Date Kick-off time (UK) Fixture
13/09/2025 15:00 Arsenal v Nottingham Forest
20/09/2025 15:00 Arsenal v Man City
27/09/2025 15:00 Newcastle v Arsenal

OCTOBER

Date Kick-off time (UK) Fixture
04/10/2025 15:00 Arsenal v West Ham
18/10/2025 15:00 Fulham v Arsenal
25/10/2025 15:00 Arsenal v Crystal Palace

NOVEMBER

Date Kick-off time (UK) Fixture
01/11/2025 15:00 Burnley v Arsenal
08/11/2025 15:00 Sunderland v Arsenal
22/11/2025 15:00 Arsenal v Tottenham
29/11/2025 15:00 Chelsea v Arsenal

DECEMBER

Date Kick-off time (UK) Fixture
03/12/2025 20:00 Arsenal v Brentford
06/12/2025 15:00 Aston Villa v Arsenal
13/12/2025 15:00 Arsenal v Wolves
20/12/2025 15:00 Everton v Arsenal
27/12/2025 15:00 Arsenal v Brighton
30/12/2025 20:00 Arsenal v Aston Villa

JANUARY

Date Kick-off time (UK) Fixture
03/01/2026 15:00 Bournemouth v Arsenal
07/01/2026 20:00 Arsenal v Liverpool
17/01/2026 15:00 Nottingham Forest v Arsenal
24/01/2026 15:00 Arsenal v Man Utd
31/01/2026 15:00 Leeds v Arsenal

FEBRUARY

Date Kick-off time (UK) Fixture
07/02/2026 15:00 Arsenal v Sunderland
11/02/2026 20:00 Brentford v Arsenal
21/02/2026 15:00 Tottenham v Arsenal
28/02/2026 15:00 Arsenal v Chelsea

MARCH

Date Kick-off time (UK) Fixture
04/03/2026 20:00 Brighton v Arsenal
14/03/2026 15:00 Arsenal v Everton
21/03/2026 15:00 Wolves v Arsenal

APRIL

Date Kick-off time (UK) Fixture
11/04/2026 15:00 Arsenal v Bournemouth
18/04/2026 15:00 Man City v Arsenal
25/04/2026 15:00 Arsenal v Newcastle

MAY

Date Kick-off time (UK) Fixture
02/05/2026 15:00 Arsenal v Fulham
09/05/2026 15:00 West Ham v Arsenal
17/05/2026 15:00 Arsenal v Burnley
24/05/2026 16:00 Crystal Palace v Arsenal

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga