
Waxa la soo saaray jadwalka Premier League xilli ciyaareedka 2025/2026 iyada oo kulamo xiiso leh ka soo bexeen kulamada.
Kooxda difaacanaysa horyaalka ee Liverpool ayaa bilaabi doonta xilli ciyaareedka iyaga oo la ciyaari doona kooxda Bournemouth.
Kulanka ugu xiisaha badan todobaadka ugu horeeya ee premier League ayay Arsenal booqanaysa kooxda Man United.
Halkan kaga bogo kulamada Furitaanka premier League xilli ciyaareedka 2025/2026:
Liverpool vs Bournemouth
Aston Villa vs Newcastle United
Brighton vs Fulham
Nottingham Forest vs Brentford
Sunderland vs West Ham United
Tottenham Hotspur vs Burnley
Wolverhampton vs Manchester City
Chelsea vs Crystal Palace
Manchester United vs Arsenal
Leeds United vs Everton
Be the first to comment