Shaxda Ugu Fiican Horyaalka Talyaaniga Xilli Ciyaareedkan Oo La Soo Saaray.

Horyaalka Talyaaniga ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo lagu dhawyahay gaba-gabadii xilli ciyaareedka.

Xiddigo badan ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah xilli ciyaareedkan iyaga oo caawiyay kooxohooda.

Napoli ayaa hogaaminaysa horyaalka iyada oo hal dhibic ka horaysa kooxda Inter Milan.

Kooxaha Atalanta Iyo Juventus ayaa dhamaystiray 4-ta kooxood ee ugu saraysa tartanka Talyaanig.

Kooxda Inter Milan ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 5 xiddig Halka hogaamiyayaasha horyaalka ee Napoli shaxda ku leeyihiin 2 xiddig

Kooxaha Ac Milan, Fiorentina, Atalanta Iyo Torino ayaa shaxda ku leh min hal xiddig

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga