Halka Uu Jeremie Frimpong Ka Gali Karo Shaxda Liverpool.

Kooxda Liverpool ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga kooxda Bayer Leverkusen ee Jeremie Frimpong sida ay sheegayaan wararku.

Kooxda Liverpool ayaa Jeremie Frimpong u calaamadsatay badalka Trent kaas oo ka tagaya kooxda dhamaadka xilli ciyaareedka.

Xiddiga reer Netherlands ayaa qaab ciyaareedkiisa ku soo jiitay kooxda Liverpool kuwaas oo bilaabay in ay dhamaystiraan saxiixa xiddiga.

Jeremie Frimpong Ayaa noqon doona badalka tooska ah ee xiddiga Trent kaas oo ka tagaya kooxda Liverpoold dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Liverpool

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga