
Xidigii hore ee reer Brazil Cafu ayaa u doortay xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah xiddiga kaliya ee awooda in uu xiddiga Barcelona ee Raphinha kula tartami karo abaalmarinta Ballon d’Or ee sanadkan.
Sida laga soo xigtay xiddigii hore ee AC Milan, Raphinha ayaa durba dhaafiyay rikoorka kabtanka Inter Miami Lionel Messi.
Cafu oo la hadlayay warbaahinta ayaa yiri”Ma arko ciyaartoy badan oo maanta la tartami kara Raphinha”.
“waxa aan dhihi karma in uu Tartanka abaalmarinta waxa uu u dhexeeyaa Salah Iyo Raphinha”.
“Waxa aan qabaa in ay labadoodu fursad u haystaan ku guulaysiga abaalmarinta Ballon d’Or”.
Be the first to comment