RASMI: Isku Aadka Is Reeb-Reebka Champions Legaue Oo La Soo Saaray.

Waxa la soo saaray kulamada is reeb-reebka champions League iyada oo kulamo badan oo xiiso leh ka soo bexeen.

16 kooxood ayaa isku haleeli doona kulamada is reeb-reebka champions League si ay 8 kooxood ugu gudbaan wareega xiga.

Kulanka ugu xiisaha badan ayaa ah kulanka dhexmari doona kooxaha Man City Iyo Real Madrid.

Halkan Kaga Bogo isku aadka oo dhamaystiran:

Manchester City-Real Madrid.

Celtic vs Bayern.

AC Milan vs Feyenoord.

Juventus-PSV Eindhoven.

Brest vs Paris St Germain.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga