
Waxa la soo afjaray kulamadii ugu dambeeyay ee heerka Horyaalka ee champions League.
Tartanka ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo xiddigo badan wacdaro dhigeen intii uu socday heerka Horyaalka.
Kadib dhamaadka heerka horyaalka UEFA Ayaa soo saartay shaxda ugu fiican ee heerka Horyaalka ee champions League.
Shaxda UEFA soo saartay ayay ku qiimaysay qaab ciyaareedkii ay xiddigaha soo bandhigeen.
11 Kooxood oo kala duwan ayaa shaxda ku leh min hal xiddig iyada oo kooxo kala duwan laga soo xushay shaxda.
Halkan kaga bo shaxda ugu fiican heerka League ee champions League.
Be the first to comment