![image_2025-01-08_172929004](https://i0.wp.com/kooxda.com/wp-content/uploads/2025/01/image_2025-01-08_172929004.png?resize=678%2C381&ssl=1)
Kooxda Chelsea ayaa diyaar u ah in ay iibiso ugu yaraan 6 xiddig oo kooxdeeda ah sida ay sheegayaan wararku.
Tababaraha Blues ayaa albaabka u furay in uu iska iibiyo qaar ka mid ah xiddigaha kooxdiisa suuqa January.
Sida laga soo xigtay Daily Mail, Renato Veiga ayaa ka mid ah iyaga oo ay xiiseynayaan kooxaha Premier League ee Wolves iyo Bournemouth.
Sidoo kale waxa ka mid ah xiddiga daafaca ka ciyaara ee Ben Chilwell kaas oo boos ka waayay kooxda Maresca.
Xiddigaha Carney Chukwuemeka, Cesare Casadei, Christopher Nkunku, Axel Disasi iyo Kiernan Dewsbury-Hall ayaa ka mid ah xiddigaha ay kooxdu diyaarka u tahay in ay iska iibiso.
Be the first to comment