
Thomas Tuchel ayaa loo maagacaabay tababaraha xulka qaranka England.
Tuchel ayaa noqon doona badalka Gareth Southgate kaas oo ka tagay booska tababaranimo ee xulka.
Xulka England ayaa leh xiddigo badan oo da’yar ah kuwaas oo ka mid ah xiddigaha ugu fiican booskooda.
Tuchel ayaa la filayaa in uu kulankiisii ugu horeeyay hogaamiyo sanadka dambe ee 2025.
Ka hor inta aanu hogaamin kulankiisa ugu horeeya waxa la soo saaray shaxda laga yaabo in uu ku ciyaaro.
Xiddigaha Saka, Palmer iyo Kane ayaa hogaaminaya weerarka xulka qaranka 3-da libaax
Be the first to comment