UPDATE: Arsenal Vs Real Madrid Iyo Isku Aadka Wareega 8 Dhamaadka Champions League.

Waxa la soo afjaray kulamadii wareega 16-ka champions League iyada oo la ciyaaray kulamo xiiso leh.

8 Kooxood ayaa isugu soo hadhay tartanka kuwaas kuwaas oo ku dagaalami doona koobka xilli ciyaareedka.

Kooxaha Real Madrid Iyo Arsenal ayaa isku aaday wareega 8 dhamaadka tartanka champions League xilli ciyaareedka.

Kooxda Bayern Munich ayaa ku aaday Inter Milan halka ay PSG Iyo Aston Villa isku aadeen.

Kooxaha Barcelona Iyo Dortmund ayaa isku aaday iyada oo kulamada la ciyaari doono Bisha 8 Iyo 9 Bisha April.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga