Tababaraha Xulka Qaranka England Thomas Tuchel ayaa sixir ku eedeeyay taageerayaasha Xulka Qaranka Ghana Kulankii ay wada ciyaareen labada xul.
Xulalka England iyo Ghana ayaa ku kala baxay Bar-Baro gool la’aan ah Kulankii ay wada ciyaareen.
Kadib Ciyaarta Thamos Tuchel ayaa taageerayaasha Xulka Qaranka Ghana Ku eedeeyay in ay sixreen xiddigaha xulka England.
“Ghana waxa ay isticmaalayeenn sixirka madaw”ayuu yidhi Tuchel.
“Garsoorayaasha waa in ay Dib u eegaan “VAR” taageerayaasha Qaranka Ghana waxa ay garoonka ku Soo daadinayeen waxyaabo cadaan ah”ayuu Sii raaciyay.
Be the first to comment