
Xiddiga kooxda Liverpool ee ku Mohamed Salah ayaa sii wada wacdarihii uu Dhigayay xilli ciyaareedkan.
Salah ayaa caawiye ka noqday goolka 1-aad ee ay kooxdiisu ka dhalisay kulanka West Ham ee premier League.
Kadib caawinta Salah ayaa ku lug leh xilli ciyaareedkan 45 gool Horyaalka Premier League xilli ciyaareedkan.
Salah ayaa dhaliyay 27 gool premier league waxana uu sidoo kale caawiye ka noqday 18 kale.
Waa Rikoodhkii ugu fiicnaa ee uu ciyaartoy ka dhigo 38 kulan oo premier league ah
Be the first to comment