
Kylian Mbappe ayaa ka sara maray halyeyga reer Brazil ee Ronaldo goolashiisii ugu horeeyay ee xilli ciyaareedka Real Madrid kadib laba gool oo uu ka dhaliyay Villarreal.
Laacibka reer France ayaa dhaliyay labadii gool ee Madrid markii ay gadaal ka soo laabteen oo ay sabtidii 2-1 kaga badiyeen Villarreal.
Waxa uu ahaa goolkiisii 20-aad ee horyaalka La Liga ee xilli ciyaareedkan waxana uu guud ahaan goolashiisa ololahan tartamada oo dhan ka dhigay 31 gool waxa a uu m wax qabad fiicanyahay Ronaldo xilli ciyaareedkii 2002-03.
Xiddiga Mabppe ayaa dhaleecayn weyn la kulmay bilowgii xilli ciyaareedkan kadib markii uu Soo bandhigay qaab ciyaareed aan fiicanayn.
Laakiin haatan Mbappe Ayaaa Muhiim u noqday kooxda Real Madrid
Be the first to comment