Ku guulaysiga Champions League sanado xidhiidh ah ayaa ah shaqo adag.
Champions League ayaa ah tartanka ugu adag tartamada kooxaha ee qaarada yurub.
Sidaas darteed Aad ayay u adagtahay in ay koox dhawr mar Oo xidhiidh ah ku guulaysato tartanka.
Laakiin Taariikhda tartanka way dhacday in ay koox dhawr mar Oo xidhiidh ah ku guulaysato tartanka.
Tusaalw ahaan kooxda Real Madrid ayaa ah kooxdii ugu dambeeysay ee tartanka ku guulaysatay 3 jeer Oo xidhiidh ah iyada Oo ku guulaystay sanadihii 2015/2016 ilaa 2017 ilaa 2018.
Sidoo kale Real Madrid ayaa ay kooxdii ugu horaysay ee 5 jeer Oo xidhiidh ah ku guulaysatay tartanka iyada Oo ku guulaystay intii u dhexaysay 1995/1996 ilaa 1959/1960.
Halkan kaga bogo kooxaha Tirada Ugu Badan ee xidhiidhka ah ku guulaysatay champions league.
5 Real Madrid (1955/56–1959/60)
3 Ajax (1970/71–1972/73)
3 Bayern (1973/74–1975/76)
3 Real Madrid (2015/16–2017/18)
Be the first to comment