DEG-DEG: Xiddig Arsenal Muhiim U Ah Oo Heshiis La Gaadhay Koox Uu Ku Biirayo.

Kooxda Galatasaray ayaa lagu soo waramayaa in ay si dhab ah u doonayso saxiixa kabtanka kooxda Arsenal ee Martin Odegaard.

Saxafiga reer Turkey ee Selman Osturk ayaa sheegaya in kooxda reer Turkey ay tallaabo u qaaday saxiixa xiddiga Odegaard.

Saxafiga ayaa sheegaya in Galatasaray heshiiska shaqsiga ah la gaadhay Odegaard.

Sidoo kale Saxafiga ayaa sheegay in Galatasaray wadahadalo kula jirto kooxda Arsenal.

Kooxda Galatasaray ayaa diyaarinaysa dalab dhab 40 milyan si ay ula saxiixdaan Odegaard.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga