Chelsea Oo Bar-Baro Ku Bilaabatay Xilli Ciyaareedka, Palace Ayay Dhaafi Waayeen.

Kooxda Chelsea ayaa bar-baro niyad jab leh la gashay kooxda Crystal Palace kulan ka tirsanaa premier League.

Blues ayaa ahayd da maamulaysa ciyaarta iyaga oo ka awood badnaa Crystal Palace dhinaca kubad haysashada.

Kooxda Crystal Palace ayaa dhinaceeda ciyaaraysay weerar rogaal celis ah iyaga oo difaac ku jiray.

Chelsea ayaa samaysay fursado waali ah oo ay ku doonaysay goolal laakiin uma suurtagalin in ay dhaliso goolal.

Waxa bar-baro niyd jab leh ku dhamaatay ciyaarta oo ay Chelsea bar-baro ku bilaabatay xilli ciyaareedka premier League.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga