Update:Saxiixyada La Dhamaystiray Maanta Oo Ah Maalinta Ugu Dambaysa Suuqa January

Saacado ayaa ka dhiman suuqa January iyada oo kooxuhu u dadaalayaan sidii ay u samayn lahaayeen axiixyo cusub.

Kooxaha ayaa la filayaa in ay saacaha dhiman ku dhawaaqaan saxiixyo cusub si ay ugu xoojiyaan kooxaha qaybta dambe  ciyaareedka.

Halkan waxa aan ku soo bandhigi doonaa saxiixyada hacay maanta oo ah maalintii ugu dambaysay suuqa January:

Saxiixyada Horyaalka Premier League  ilaa haatan la dhamaystiray

Will Alves: Leicester to Cardiff – Loan

Samuel Iling-Junior: Aston Villa to Middlesbrough – Loan

Stefanos Tzimas: Brighton to FC Nuremberg – Loan

Stefanos Tzimas: FC Nuremberg to Brighton – €25m

Kosta Nedeljkovic: Aston Villa to RB Leipzig – Loan

Saxiixyada Horyaalka La Liga ilaa haatan la dhamaystiray

Wax saxiix ah ma jiraan?

Saxiixyada Horyaalka Serie A ilaa haatan la dhamaystiray

Semuel Pizzignacco: Feralpisalo to Monza – Undisclosed

Michele Carboni: Cagliari to Torres – Undisclosed

Christian Kouame: Fiorentina to Empoli – Loan

Saxiixyada Horyaalka Bundesliga ilaa haatan la dhamaystiray

Daniel Svensson: Nordsjaelland to Borussia Dortmund – Loan

Anthony Rouault: Stuttgart to Rennes – €13m

Luca Jaquez: FC Luzern to Stuttgart – €6.5m

Andre Silva: RB Leipzig to Werder Bremen – Loan

Kosta Nedeljkovic: Aston Villa to RB Leipzig – Loan

Saxiixyada Horyaalka Ligue ilaa haatan la dhamaystiray

Mohamed Bayo: Lille to Royal Antwerp – Loan

Anthony Rouault: Stuttgart to Rennes – €13m

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga