Update: Xulalka U Gudbay Wareega Bug Baxa Copa America

Tartanka Copa America ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo xulal badan isku diyaarinayaan in ay meel fog ka gaadhaan tartanka.

Waxa la galay kulamadii wareega 3-aad ee tartanka Copa America iyada oo xulalku isu diyaarinayaan in ay u gudbaan wareega 16-ka.

Xulal ayaa haatanba xaqiijistay wareega 16-ka tartanka Copa America iyaga oo sugaya xulalka u soo bixi doona.

Halkan Kaga Bogo xulalka u gudbay wareega 16-ka Copa America 2024.

Argentine

Canada

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga