
Xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah ayaa sii wada samaynta taariikhda premier League.
Salah ayaa guul ku hogaamiyay Liverpool kulankii ay garaaceen kooxda Ipswich Town kulan ka tirsanaa premier League.
Mohamed Salah ayaa dhaliyay goolkii 2-aad ee kooxdiisa kulankii ay ka badiyeen kooxda Ipswich Town.
Salah ayaa dhaliyay gool kulanka 1-aad bilowga xilli ciyaareedka horyaalka premier League.
Waxa intaas sii dheer Salah ayaa ku lug leh 14 gool kulamada furitaanka horyaalka premier League.
Be the first to comment