Laba Kooxood Oo Aan Wax Dhibco Ah Lumin Champions League Ilaa Hataan.

Tartanka champions League ayaa meel xiiso leh maraya iyada oo ay kooxo badan wacdaro dhigayaan tartanka.

Waxa la ciyaaray 3 kulan ilaa hataan tartanka champions League iyada oo kooxuhu qaab ciyaareed kala duwan ku jiraan.

Kaliya 2 kooxood oo ayaa ku jira qaab ciyaareedkoodii fiicnaa iyaga oo aan wax dhibco ah lumin tartanka champions Legaue ilaa haatan.

Dhamaan kooxaha kala duwan ayaa dhibco lumiyay hadii ay bar-baro tahay ama guuldaro tahay tartanka champions League.

Laakiin kooxaha Aston Villa iyo Liverpool ayaa ah labada kooxood ee aan ilaa haatan wax dhibco ah lumin tartanka champions League.

Kooxaha Liverpool Iyo Aston Villa ayaa badiyay dhamaan kulamadii ay wada ciyaareen tartanka champions League.

Image

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga