Laacibkii Liverpool oo shaaciyey sida uu ugu guuleysan karo kubadda dahabka

0

Da’yarka Liverpool, Rio Ngumoha, ayaa sheegay inuu rajo weyn ka qabo inuu mustaqbalka ku guuleysto abaalmarinta Ballon d’Or, isagoo aaminsan inuu awood u leeyahay inuu noqdo ciyaaryahanka ugu fiican adduunka.

Ngumoha oo wareysi siiyay wargeyska The Telegraph ayaa yiri:

Advertisment

“Ku guuleysiga Ballon d’Or waa riyo aan leeyahay, dabcan waxaan aaminsanahay inaan ku guuleysan karo.”

Wuxuu sidoo kale hambalyo u diray Harry Kane oo ku guuleystay Ballon d’Or, isagoo sheegay in guusha Kane ay dhiirrigelin weyn u tahay kubadda cagta England, isla markaana ay ciyaartoy badan ku abuureyso hammi ah inay noqdaan kuwa ugu fiican adduunka.

Ads

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here