DEG DEG Carrick oo tagay Xarunta Tababarka & Ceyntiisa oo …..

0

Tababaraha Manchester United, Michael Carrick, ayaa maanta mar kale tababarka kooxda ku hoggaamiyay xarunta Carrington, sida uu shalay sameeyay.

Ilaa hadda, maamulka Manchester United ma soo saarin war rasmi ah oo ku saabsan mustaqbalkiisa, balse go’aanka ayaa la filayaa inuu soo baxo waqti kasta laga bilaabo maanta.

Advertisment

Wararka ayaa sheegaya in rajada ugu weyn ay tahay in Carrick shaqada laga ceyriyo, iyadoo la sugayo oggolaanshaha Sir Jim Ratcliffe si go’aanka loo dhaqan geliyo.

Xigasho: Warbixinta suuqa kala iibsiga iyo wararka Manchester United.

Ads

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here