Carlos Espí oo si cajiib uga hadlay sirta kubiiristiisii Real Madrid

0

Ciyaaryahanka Carlos Espí ayaa shaaca ka qaaday in kooxo ka tirsan Premier League ay diyaar u ahaayeen inay la saxiixdaan, balse markii Real Madrid ay soo bandhigtay xiisaheeda uusan awoodin inuu diido fursaddaas.

“Ma diidi kartid Real Madrid. Heshiiska waxaa lagu dhammeeyay 48 saacadood gudahood,” ayuu yiri Carlos Espí oo la hadlayay barnaamijka El Larguero.

Advertisment

Wuxuu sheegay in go’aanka ku biirista Real Madrid uu si degdeg ah ku yimid, inkastoo uu haystay fursado kale oo ka yimid kooxaha Ingiriiska.

Ads

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here