Halkee Ayuu Marayaa Tartanka Gooldhalinta Champions League Ka Hor Kulamada Semi-Final-ka Champions League.

Waxa la ciyaarayaa todobaadkan wareega Semi-final-ka champions League gaar ahaan lugta 1-aad ee tartanka.

Waxa meel xiiso leh maraya tartanka gooldhalinta champions League xilli ciyaareedkan.

Xiddiga kooxda PSG ee Kylain Mbappe ayaa hogaaminaya tartanka gool dhalinta champions League xilli ciyaareedkan.

Waxa ku xiga xiddiga kooxda Bayern Munich ee Harry Kane kaas oo leh dhinaciida 7 gool.

Tartanka waxa uu haatan ka dhexeeyaa xiddigaha Mbappe iyo Kane maadama xiddigaha kale ay dhamaantood ka hadheen tartanka champions League.

# Player Team Age Nationality Goals
1. Kylian Mbappé Paris Saint-Germain 25 France
8
2. Harry Kane Bayern München 30 England
7
3. Antoine Griezmann Atlético Madrid 33 France
6
4. Erling Braut Haaland Manchester City 23 Norway
6
5. Álvaro Morata Atlético Madrid 31 Spain
5
6. Galeno Porto 26 Brazil
5

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga