Kooxda Chelsea ayaa isku diyaarinaysa Final-ka tartanka Club World Cup-ka oo ay la ciyaari doonto kooxda PSG kulan ka dhacaya maraykan. Blues ayaa isha ku haysa in ay ku guulaysato koobka si ay xilli ciyaareedkeeda
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli