Kooxda Liverpool ayaa wadahadalo la furtay kooxda Eintracht Frankfurt si ay wax uga waydiiso saxiixa xiddiga weerarka ka ciyaara ee Hugo Ekitike. Liverpool ayaa Hugo Ekitike ka dhigatay bartilmaameedkeeda 2-aad ee dhinaca weerarka suuqa kala
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli