XASAASI: Kulamada Furitaanka Jadwalka Premier League Oo La Soo Dusiyay.

Waxa si qarsoodi ah loo soo dusiyay saacado ka hor wakhtiga la soo saarayo jadwalka horyaalka xilli cigaareedka cusub.

Maalimta Arbacada ayaa la filayaa in la soo saaro jadwalka horyaalka premier League xilli ciyaareedka cusub.

Kooxaha ayaa la filayaa in ay ogaaadaan kulmada kulamada horyaalka premier league ee xilli ciyaareedka cusub.

Ka hor Inta aan la soo saarin jadwalka horyaalka premier League waxa la soo dusiyay jadwalka premier League xilli ciyaareedka cusub.

Kulamada furitaanka xilli ciyaareedka ee la soo dusiyay waxa ku jira kulan adag oo ay wada ciyaari doonaan kooxaha Tottenham iyo Man United.

Sidoo kale Man city ayaa la ciyaari doonta kooxda Newcastle United.

Kooxda difaacanaysa horyaalka ee Liverpool ayaa la ciyaari doonta kooxda Brighton.

Arsenal ayaa dhinaceeda la ciyaari doonta kooxda Leeds United.

Chelsea ayaa sidoo kale la ciyaari doonta kooxda Southampton.

1 Comment

Leave a Reply to Moha omarCancel reply