• WARARKA MAANTA
  • TOP 5 LEAGUES
    • PREMIER LEAGUE
    • ITALY
    • LA LIGA
  • NEWS ARABIC
  • ENGLISH NEWS
  • WARBIXINO GAAR AH
  • BALLON DIOR
Kooxda.com l Wararkii ugu dambeeyey ee ciyaaraha
  • WARARKA MAANTA
  • TOP 5 LEAGUES
    • PREMIER LEAGUE
    • ITALY
    • LA LIGA
  • NEWS ARABIC
  • ENGLISH NEWS
  • WARBIXINO GAAR AH
  • BALLON DIOR
No Result
View All Result
  • WARARKA MAANTA
  • TOP 5 LEAGUES
    • PREMIER LEAGUE
    • ITALY
    • LA LIGA
  • NEWS ARABIC
  • ENGLISH NEWS
  • WARBIXINO GAAR AH
  • BALLON DIOR
No Result
View All Result
Kooxda.com l Wararkii ugu dambeeyey ee ciyaaraha
No Result
View All Result

RASMI:- Xulka Faransiiska oo war rasmi ah ka soo saaray dhaawaca Mbappé

kooxda.com by kooxda.com
September 25, 2026
in BALLON DIOR, ITALY, LA LIGA, PREMIER LEAGUE, TOP 5 LEAGUES, WARARKA MAANTA
0
RASMI:- Xulka Faransiiska oo war rasmi ah ka soo saaray dhaawaca Mbappé

Xulka Faransiiska ayaa soo saaray war rasmi ah oo ku saabsan dhaawaca Kylian Mbappé, kaas oo soo gaaray intii uu ciyaarayay kulankii ay Faransiisku 1-0 kaga adkaadeen Turkiga ee Nations League.

Mbappé ayaa dhaliyay goolka kaliya ee kulanka, balse dhaawac jilibka ah ayaa soo gaaray kadib markii uu kubadda laaday. Wuxuu isku dayay inuu ciyaarta sii wato, laakiin ugu dambeyn waxaa lagu beddelay daqiiqaddii 59-aad.

Xulka Faransiiska ayaa bayaan uu soo saaray ku sheegay:- “Kylian Mbappé ayaa dhaawac jilibka ah soo gaaray kadib markii uu dhaliyay goolka guusha ee Turkiga,  Wuxuu qabaa dhaawac ku dhacay seedda, taasoo ka dhigan inuu ka maqnaan doono xerada xulka inta ka harsan fasaxa ciyaaraha caalamiga ah. Waxaan u rajaynaynaa inuu si degdeg ah u soo kabsado.”

Sidaas darteed, Mbappé wuxuu seegi doonaa kulamada Faransiiska ay la ciyaarayaan Belgium iyo Italy ee Nations League, Dhaawacan ayaa sidoo kale walaac ku abuuraya Real Madrid, iyadoo kooxda reer Spain ay sugayso faahfaahin dheeraad ah oo ku saabsan heerka dhaawaca iyo muddada uu xiddigeedu garoomada ka maqnaan doono.

Previous Post

ZIDANE oo xaalad argagax leh kasoo bandhigay dhaawaca Mbappe & Wararkii ugu dambeeyey

Leave a Reply Cancel reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *




Inter Miami Contract Talks With Lionel Messi: The Truth About a Possible Extension Beyond 2028

WARBIXNADA XIISAHA LEH

  • RASMI:- Xulka Faransiiska oo war rasmi ah ka soo saaray dhaawaca Mbappé
  • ZIDANE oo xaalad argagax leh kasoo bandhigay dhaawaca Mbappe & Wararkii ugu dambeeyey
  • DEG DEG Mbappe oo dhaawac xoogan soo gaaray waa sidee xaaladiisa ?
  • Ra’iisul Wasaaraha UK oo ka hadlay fadeexadii & eedeymaha Manchester City
  • WAR CULUS:- Manchester City oo wajahaya liis ciqaabo oo culus kadib eedeymaha dhaqaale

Categories

  • BALLON DIOR
  • ENGLISH NEWS
  • ITALY
  • LA LIGA
  • NEWS ARABIC
  • PREMIER LEAGUE
  • TOP 5 LEAGUES
  • WARARKA MAANTA
  • WARBIXINO GAAR AH







      © 2026 JNews - Premium WordPress news & magazine theme by Jegtheme.

      No Result
      View All Result

          © 2026 JNews - Premium WordPress news & magazine theme by Jegtheme.