Super Computer ayaa saadaaliyay kooxda ku guulaysan doonta champions League xilli ciyaareedkan.
Waxa la galay Semi-final-ka tartanka champions League iyada oo ay 4 kooxood ku hadheen tartanka xilli ciyaareedkan.
Kooxaha Real Madrid, Bayern Munich, PSG iyo Borussia Dortmund ayaa iska xaadriyay Semi-final-ka tartanka champons League.
Super Computers Real Madrid siiyay fursad dhan 39,31% in ay ku guulaysato tartanka champions League xilli ciyaareedkan.
KooxdaG ayaa la siiyay Fursad dha 27.41% in ay ku guulaysato champions League xili ciyaareedkan.
Koxaha Bayern Munich iyo Dortmund ayaa la kala siiyay 16.90% iyo 16.38% in ay ku guulaystaan champions League xilli ciyaareedkan.
Be the first to comment