Xulka Jarmalka ayaa caawa garoonka WWK Arena ee Augsburg ku qaabilaya xulka Giriigga, kulan ka tirsan wareegga labaad ee UEFA Nations League 2026/27. Jarmalka ayaa kulankiisii ugu horreeyay barbaro 1-1 ah la galay Netherlands, halka Giriiggu uu 3 dhibcood ka helay guushii uu ka gaaray Serbia.
Kulanka ayaa bilaabanaya 9:45 habeenimo waqtiga Sacuudiga iyo Geeska afrika, halka Imaaraadkana uu noqonayo 10:45 habeenimo.
Advertisment
Ciyaarta waxaa laga daawan karaa Somali fantasy , beIN Sports HD2, waxaana faallo ka bixinaya Cabdullaahi Al-Ghamdi.
Garoonka: WWK Arena, Augsburg
Tartanka: UEFA Nations League – Group B
Kulanka: Jarmalka 🇩🇪 vs Giriigga 🇬🇷
Waqtiga: 9:45 habeenimo
Kanaalka: beIN Sports HD2
Codbixiyaha: Cabdullaahi Al-Ghamdi

