10-ka Ciyaaryahan ee u Sharaxan Abaalmarinta Xiddiga Sanadka Afrika 2026 Xiriirka

0

10-ka Ciyaaryahan ee u Sharaxan Abaalmarinta Xiddiga Sanadka Afrika 2026

Xiriirka Kubadda Cagta Afrika ayaa shaacin doona ku guuleystaha abaalmarinta African Player of the Year 2-da December, iyadoo munaasabadda lagu qaban doono magaalada Lagos ee dalka Nigeria.

Advertisment

10-ka ciyaaryahan ee u sharaxan abaalmarinta ayaa kala ah:

🇨🇮 Amad Diallo – Ivory Coast

🇨🇩 Yoane Wissa – DR Congo

🇬🇭 Antoine Semenyo – Ghana

🇲🇦 Ismaël Saibari – Morocco

🇲🇦 Achraf Hakimi – Morocco

🇲🇦 Brahim Díaz – Morocco

🇸🇳 Ismaïla Sarr – Senegal

🇸🇳 Pape Gueye – Senegal

🇸🇳 Sadio Mané – Senegal

🇿🇦 Teboho Mokoena – Koonfur Afrika

Xigasho: Liiska musharraxiinta abaalmarinta African Player of the Year.

Ads

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here