Shaxda Ugu Fiican Prmier League Ilaa Haatan Xilli Ciyaareedka Oo La Soo Saaray Iyada Oo La Qiimaynayo Xogtooda.

Xilli ciyaareedka 2023/24 ee Premier League ayaa hadda galaya dhamaadka xilli ciyaareedka.

Kooxaha ayaa wax walba u samayn doona sidii ay u badin lahaayeen kulamada inta ka dhiman xilli ciyaareedka.

Shabakada WhoScored ayaa soo saartay qiimaynta xiddigaha ugu fiican ilaa haatan xilli ciyaareedkan.

Iyada oo la adeegsanayo qiimaynta waxa la soo saaray shaxda ugu fiican ilaa haatan horyaalka premier League.

Arinta la yaabka leh ayaa ah in Goolhayaha Andrea Onana ayaa ku soo baxay shaxda ugu fiican ila ahaatan horyaalka.

Kooxda Arsenal ayaa hsaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 4 xiddig Halka ay Man City iyo Man United shaxda ku leeyihiin min 2 xiddig.

Liverpool, Burnley iyo fulham ayaa shaxda ku leh min hal xiddig dhinacooda.

https://d1tj2oacoo8fyj.cloudfront.net/seo/66052d95dac93b449b748ade

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga