Shax Cajiib Ah Oo Laga Sameeyay Xiddigaha Qaab Ciyaareedka Fiican Soo Bandhigay Marka Ay Ka Tageen Kooxdooda.

Kubada cagta waxa jira xiddigo aan si fiican ugu ciyaarin koox laakiin wacdaro dhiga marka ay ku biiraan koox kale.

Xilli ciyaareedkan waxa jira xiddigo badan oo aamusiyay dadkii dhaleecaynayay isla markaas soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah.

Xiddiga Kai Havertz ayaa ka mid ah xiddigaha is muujiyay markii ay koox kale ku biireen.

Sidoo kale xiddiga Jadon Sancho ayaa ka mid ah kaas oo wacdaro ka dhigaya Dortmund.

Aubameyang ayaa sidoo kale ka mid ah xiddigaha aamusiyay dadkii dhaleecaynayay.

Halkan Kaga bogo shaxda.

May be an image of 11 people, people playing soccer, people playing football and text that says 'REDEMPTION FC PLAYERS WHO'VE SILENCED CRITICS SANCHO ByB 09 09 ewnal HAVERTZ ジ AUBAMEYANG 衣 AP ISCO SABITZER BVB 08 DE KETELAERE BLIND 黒 S. RAMOS E. E.GARCIA GARCIA CARVAJAL SCORE 90 MTeaTHm AREOLA'

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga