MEEL KU QORO: Saacadda, TV-ga Baahinaya Iyo Jadwalka Qaramada Yurub Ee Euro 2024

Waxa lasoo saaray baahinta telefishannada tartanka qaramada Yurub ee Euro 2024 ee lagu qabanayo waddanak Germany, kaas oo ay warbaahinta Ingiriisku doorweyn ka qaadan doonto gudbinta ciyaaraha.

Telefishanka BBC Sports ayaa la siiyey xuquuqda baahinta ciyaarta uu xulka qaranka England ku furanayo tartankaas ee ay foodda is-dari doonaan Serbia, hase yeeshee waxa kala duwan waddamada iyo qaaradaha oo warbaahin kala duwan ay gaadhsiin doonto.

Tartanka qaramada Yurub ee Euro 2024 oo soco doona June 14 illaa July 14, ayaa England ay Grouup C ku wada jiraan Slovenia, Serbia iyo Denmark, halka Group-ka dhimashu uu kulmiyey Spain, Croatia iyo Talyaaniga.

Halkan kaga bogo baahinta Euro 2024

Taariikh Ciyaaraha Waqtiga (BST) Telefishanka
14-Jun Germany v Scotland 8pm ITV
15-Jun Hungary v Switzerland 2pm ITV
15-Jun Spain v Croatia 5pm ITV
15-Jun Italy v Albania 8pm BBC
16-Jun Play-off Winner A* v Netherlands 2pm BBC
16-Jun Slovenia v Denmark 5pm ITV
16-Jun Serbia v England 8pm BBC
17-Jun Romania v Play-off Winner B* 2pm BBC
17-Jun Belgium v Slovakia 5pm ITV
17-Jun Austria v France 8pm ITV
18-Jun Turkey v Play-off Winner C* 5pm BBC
18-Jun Portugal v Czech Republic 8pm BBC
19-Jun Croatia v Albania 2pm ITV
19-Jun Germany v Hungary 5pm BBC
19-Jun Scotland v Switzerland 8pm BBC
20-Jun Slovenia v Serbia 2pm ITV
20-Jun Denmark v England 5pm BBC
20-Jun Spain v Italy 8pm ITV
21-Jun Slovakia v Play-off winner B* 2pm BBC
21-Jun Play-off Winner A* v Austria 5pm ITV
21-Jun Netherlands v France 8pm BBC
22-Jun Play-off Winner C* v Czech Republic 2pm BBC
22-Jun Turkey v Portugal 5pm ITV
22-Jun Belgium v Romania 8pm ITV
23-Jun Switzerland v Germany 8pm BBC
23-Jun Scotland v Hungary 8pm BBC
24-Jun Albania v Spain 8pm BBC
24-Jun Croatia v Italy 8pm BBC
25-Jun Netherlands v Austria 5pm BBC
25-Jun France v Play-off Winner A* 5pm BBC
25-Jun England v Slovenia 8pm ITV
25-Jun Denmark v Serbia 8pm ITV
26-Jun Slovakia v Romania 5pm BBC
26-Jun Play-off Winner B* v Belgium 5pm BBC
26-Jun Play-off Winner C* v Portugal 8pm ITV
26-Jun Czech Republic v Turkey 8pm ITV

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga