Laba Xiddig Oo Shaki Ku Jiro Kulanka Man United

Tababaraha kooxda Arsenal Mikel Arteta Ayaa sheegay in uu shaki ku Jiro xiddigaha Bukayo Saka iyo Takehiro Tomiyasu kulanka ay la Ciyaari doonaan kulanka ay Arsenal la Ciyaari Doonto Man United.

Xiddigaha Bukayo Saka iyo Takehiro Tomiyasu ayaa muhiim u ah Arsenal iyaga Oo si joogto ah Ugu ciyaaray kulamadii ugu dambeeyay.

Markii la Waydiiyay xaalada xiddigaha Kooxdiisa ka Hor kulanka United ayuu yidhi”Waxa jira dhawr xiddiga Oo shaki ku Jiro Kulanka”.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga