HAL ADAG:- Zidane oo si adag uga hadlay khilaafka Ronaldo & Xulka Portugal

0

Tababaraha xulka France, Zinedine Zidane, ayaa taageero u muujiyay Cristiano Ronaldo kadib khilaafkii dhex maray xiddiga Portugal iyo tababare Jorge Jesus.

Zidane ayaa sheegay in Ronaldo lagu maamuuso xirfaddiisa dheer iyo guulihii waaweynaa ee uu ka gaaray kubadda cagta.

Advertisment

“Waa in la xuso oo la qadariyo waxa uu Ronaldo soo qabtay,” ayuu yiri Zidane, isagoo xusay inuu sharaf u ahaa inuu mar tababare u noqdo Ronaldo.

Zidane ayaa hadalkiisa ku soo gabagabeeyay: “Koofiyadda ayaan kuu qaadaya, Cristiano. Fadlan xoogaa ixtiraam ah u muujiya Ronaldo.”

Hadalladan ayaa yimid xilli Ronaldo uu ka baxay xerada xulka Portugal kadib khilaaf uu la galay Jorge Jesus, iyadoo uu sidoo kale tilmaamay suurtagalnimada inuu ka fariisto ciyaaraha caalamiga ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here