DEG DEG Shiinaha oo bayaan rasmi ah kasoo saaray xiisadda Mbappé & China

0

Kooxda Warbaahinta Shiinaha (CMG) ayaa bayaan rasmi ah kasoo saartay xiisadda ka dhalatay hadalladii Kylian Mbappé ee ku saabsanaa hoggaamiyihii Shiinaha Mao Zedong.

CMG ayaa sheegtay inay si dhow ula socon doonto dhaqanka Mbappé mustaqbalka, iyadoo aan ku koobnaan doonin oo keliya hadalladiisa.

Advertisment

Waxay sidoo kale rajaynaysaa in La Liga, Real Madrid iyo Mbappé ay si daacad ah uga raalli-geliyaan arrintan, isla markaana ay saxaan khaladaadkii dhacay.

Mbappé ayaa horay raalli-gelin uga bixiyay hadalladiisa, kaddib markii ay xiisad xooggan ka dhalatay Shiinaha, taas oo wararku sheegeen inay sababtay hakinta baahinta qaar ka mid ah ciyaaraha La Liga iyo xannibaado la xiriira magaciisa.

Ads

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here