DAAWO Sawiradii ugu horeeyey Harry Kane oo ku guuleystay Kubadda dahabka. & qaabki loogu wareejiey

0

Xiddiga reer England ee Harry Kane, kaas oo u ciyaara kooxda Bayern Munich ee dalka Jarmalka, ayaa ku guuleystay abaalmarinta Ballon d’Or 2026, sida ay shaacisay majaladda France Football.

Xafladda abaalmarintan ayaa habeenkii Isniinta lagu qabtay London Palladium, magaalada London ee dalka Ingiriiska, iyadoo markii ugu horreysay laga wareejiyay goobtii caanka ahayd ee Théâtre du Châtelet ee magaalada Paris.

Advertisment

Daawo Qaabkii loogu wareejiyey  kubadda dahabka

Ads

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here