Kooxda Arsenal ayaa guulo Arsenlaay u qalantay ka Gaadhay kooxda Dinamo Zagreb kulan Ka tirsanaa champions league.
Arsenal ayaa ku qasbanayd in ay badiso kulanka hadii ay wax rajo ah ka doonayso u soo bixitaankooda wareega xiga ee tartanka.
Xiddiga Declan Rice ayaa daqiiqadii 2-aadba Kooxdiisa u dhaliyay goolka 1-aad.
Xiddiga cadaadiska badan saaran yahay ee Havertz ayaa daqiiqadii 60-aad dhaliyay goolka 2-aad isaga oo ciyaarta ka dhigay 2/0.
Kabtanka kooxda ee Martin Odegaard ayaa dhaliyay goolka 3-aad ee Kooxdiisa Isaga oo ku hogaamiyay Kooxdiisa guulo qaali ah.
Dhinaca kale kooxda Real Madrid ayaa Garaacday RB Salzburg iyaga oo kaga badiyay 5/1.
Be the first to comment