Xulka England Oo Iska Xaadiriyay Semi-final Euro 2024, Switzerland Ayay Garaaceen

Kulan xiiso let ayaa dhexmaray xulalka England iyo Switzerland kana tirsanaa euro 2024

Labada xul ayaa qaadayay weeraro aan kala joogsi lahayn.

Xulalka ayaa si joogto ah isku dhaafsanayay fursadaha.

Xulka Switzerland ayaa ciyaatayay weerar rogaal cells ah halka xulka England maamulayay ciyaata.

Xulka England ayay guushu ku raacday 5/4 iyaga oo iska xaadiriyay Semi Final Euro 2024.

Qaybtii hore ee ciyaarta ayay labada xul ku kala bexeen bar-baro iyada oo xul walba ku niyad samaa sida ay u ciyaareen.

Xulka Switzerland ayaa dhaliyay goolka 1-aad daqiiqadii  75-aad waxana u dhaliyay B. Embolo kaas oo hogaanka u dhiibay xulkiisa.

Xulka England ayaa daqiiqadii 80-aad dhaliyay goolka bar-barah iyaga Oo uu u dhaliyay Bukayo Saka.

Labada xul ayaa isla aaday wakhtigii dheeriga ahaa si ay u kala baxaan.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga