Xiddiga Ugu Fiican Liverpool Bishii Septemer Oo La Shaaciyay.

Bishii September waxa dhacday guuldaradii ugu horaysay ee Anre Slot ee Liverpool laakiin bisha ayaa ahayd mid guul ah.

Reds ayaa guul 3/0 ah ku bilowday bisha iyaga oo ka gaadhay koxda Man United ka hor inta ayna badin kulamadii ku xiga.

Taageerayaasha Liverpool ayaa xiddiga Ryan Gravenberch u doortay xiddiga ugu fiican kooxda Liverpool bishii September.

Xiddiga Ryan Gravenberch ayaa wacdaro dhigay bishii September isaga oo ka caawiyay in ay hogaanka u hayaan horyaalka.

Ryan Gravenberch ayaa ciyaaray 5 kulan waxana uu kooxdiisa ka caawiyay in ay badiso kulamada ugu badan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga