“Waxan Rabaa In Aan Boxo”:- Bruno Fernandes Oo Afka Furtay.

Bruno Fernandes ayaa ka bixiyay  Manchester United Ka Hor habeenka finalka FA Cupka isagoo si xaqiiqo ah u sheegay inuu ka tagi karo ‘ma doonayo inaan baxo’.

Xiddiga ayaa ka mid ah Xiddigaha ugu Fiican kooxda xilli ciyaareedkii dhamaaday waxana uu muujiyay tayadiisa.

Fernandes ayaa kooxda kula jira heshiis laakiin waxa uu shaki ku jiraa Mustaqbalka todobaadyadii ugu dambeeyay.

“Kaliya waxaan rabaa in hamigaygu  ku haboonaato hamiga kooxda. Haddii aad la hadasho taageere kasta, waxay kuu sheegi doonaan wax la mid ah. Waxaan rabnaa inaan u tartanno horyaalka. Waxaan dooneynaa inaan ciyaareyno kubada cagta Champions League”.

“Waxa aan rabaa In Aan gaadho Final-ka koobabka, taasi waa waxa aan rabo, waa waxa ay kooxdu mudan tahay”.

“Waxaan jeclahay inaan ka baxo Old Trafford in ka badan wax kasta oo adduunka ah. Ma doonayo inaan baxo. Tani waxay had iyo jeer ahayd riyadeyda kama dambaysta ah”

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga